RW Khayre oo beri ku wajahan Caabudwaaq & wafdi hordhac ah oo gaaray (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa galabta gaaray magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Carabey oo ka dhoofay Muqdisho ayaa halkaas u tagay soo dhoweynta wafdi uu horkacayo raisul wasaaraha xukuumada Somalia oo beri halkaas ku sii jeeda. Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa ka mid ahaa xubnaha sida weyn uga horjeeday siyaasada Madaxweyne Xaaf taasoo … Continue reading RW Khayre oo beri ku wajahan Caabudwaaq & wafdi hordhac ah oo gaaray (Sawirro)